Dispatcher

About Course
Sharaxaadda Koorsada: Dispatch ( coming soon june 2025 )
Koorsadan “Dispatch” waxay bartaa ardayda xirfadaha iyo aqoonta lagama maarmaanka u ah si ay ugu shaqeeyaan dispatchers – ahaan,. Waxaa lagu baranayaa sida loola socdo dhaq-dhaqaaqa baabuurta,dalabka looga qabsado, la isugu xiro shirkadda rarka u baahan iyo darwwelka gaadiidka xamuulka qaada, looga qaado payment-tiga qaab online ah, loo qorsheeyo safarada, loo xaliyo dhibaatooyinka socdaalka, iyo sida loo isticmaalo teknoolojiyadda casriga ah (sida GPS iyo barnaamijyada la xiriira).
Student Ratings & Reviews
No Review Yet