Mastering CV Writing and Interview Skills

Categories: Proffesional Courses
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

course-kaan waxaad ku baran doontaa sida loo qoro CV high quality ah oo tayo sare leh luuguna guulaysto interview-ga.

waxaa ardayga la barin doona xirfadda ah inaad is waafajiso shaqada aad rabto inaad xarayso iyo Cv ga aad qoronayso, company kasta ama institution kasta waxa uu leeyahay “value” waxyaabo muhiim u’ah oo’uu qiimeeyo sirtaas hadaad hesho institution-ka, organization-ka ama company-ga waxaa kuu fududaanayso inaad noqoto guulaystaha booska loo tartamayo waayo waxaad fahantahay waxyaabaha muhiimka u’ah iyaga iyo shaqadaba kadibna Cv gaagii ayaad waafajisay, xeeladaha lagu ogaado company values ka iyo sida CV ga loogu muujiyo ayaad ku baran doontaa course-kaan iyo waliba sidoo kale xirfadaha loogu guulaysto Interview ga.

Show More

What Will You Learn?

  • waxa'aad course-kaan ku baran doontaa
  • 1. fahamka cv iyo kala soocidda Cv iyo Resume
  • 2. sidaad u fahmi lahayd target Audience-gaaga cidda aad shaqad ka xaraynayso waayo company-yada, institutions-ka, ama organization-nadu way ku kala duwanyihiin value macna waxa'ay qiimeeyaan waxa'aad baranaysaa marka sida Cv-gaaga aad u waafajin lahayd institution-ka ama company-ga values-kooda.
  • 3. sida loo soo helo xogta cidda aad shaqada ka xaraynayso iyo shaqadaba si'aad u'ogaato values kooda.
  • 4. sida aad Cv-ga ugu diyaarsan lahayd industry-yada kala duwan ama goobaha shaqo ee kala duwan
  • 5. inaad fahamto qofka shaqaalaysiiyaha ah ama cidda aad shaqada ka xaraysay waxa'ay ka rajaynayaan qofka ay doonayaa kadibna aad Cv gaaga ugu diyaarsanlahayd si ka turjumaysa rajadooda,
  • 6. sida aad Cv ga ugu diyaarsanlahayd heerarka shaqo ee kala duwan
  • 7. sida Cv ga loo qoro looguna diyaariyo si design ah ama qaab farshaxamaysan practical
  • 8. faham guud ee interview-ga
  • 9. sida loo maareeyo su'aalaha adag ee interview-ga
  • 10. sida looga jawaabo su'aalaha common ka ah ee interview-ga
  • 11. sida loogu diyaar garoobo aminta iyo goobtana loo hubiyo ka hor intaan la gaarin wakhtigiisa
  • 12. dhisidda hab fikir wanaagsan iyo kalsooni
  • 13. qaab labiska interview-ga ogaalka hab labiska ugu saxsan
  • 14. sida loo maareeyo gabagabada interview-ga
  • 15. interview-ga kadib, sida loo qoro Thank you email, sida loo maareeyo wakhtiga sugitaanka jawaabta, sida loo maareeyo diidmada iwm.

Course Content

module 1: Introduction to CVs
module-kaan waxa'aad ku baran doontaa definition of Cvs, Different B/w Cv and Resume, importance of cv, key points to remember.

  • introduction to Cvs
    00:00

Module 2: Understanding Your Target Audience
cutubkaan waxa'aad ku baran doontaa sida loo raadiyo xogta shaqaalaysiiyaha iyo shaqada doorkooda, sida Cv ga loogu diyaarsado industry-yada kala duwan macnaha noocyada kala duwan ee institution-nada shaqo ama goobaha shaqo, sidaad u fahmi lahayd rajada ama doonista shaqaalaysiiyaha, sidii aad cv-gaaga ugu diyaarsan lahays stage-yada ama heererka shaqo ee kala duwan, sidaad u tixgalin lahayd diimaha iyo dalalka kala duwan.

Module 3: CV Structure and Sections
cutubkaan waxaa ku baran doontaa qaybaha kala duwan ee warqadda cv-ga iyo sida loo qoro si practical ah

Module 4: Practical Cv making Using canva
module-kaan waxa'aad ku baran doontaa sida Cv-ga loo farshaxameeyo adiga oo isticmaalaya Canva.

Module 5: introduction to the interview process
module-kaan waxa'aad ku baran doontaa fahamka interview waxa'uu yahay, ujeedka interview-ga, qaybaha kala duwan ee interview-ga

Module 6: preparation is a key
cutubkaan waxa'aad ku baran doontaa sida la isugu diyaariyo interview ga, 1, sida loo raadiyo xogta companyga, 2. sida loo fahmo shaqada lagaaga qaadayo interview ga si'aad u guulaysato 3,sida aad u sii samayn lahayd practice si'aad isugu diyaariso interviewga, 4.sidii aad u diyaarin lahayd su'aalaha interview ga, 5. sida loogu labisto interview ga, 6. sida loogu diyaar garaabo iyada oo xilli hore aad iska hubinaysid saacadda iyo goobta, 7. sidaad u dhisan lahayd hab fikir wanaagsan iyo kalsooni

Module 7: mastering the interview
Module kaan waxa'aad ku baran doontaa 1. sida looga jawaabo su'aalaha common ka ah ama guud ee interview ga 2. the STAR method nidaam ka la yiraahdo 3. communication ka aan hadalka ahayn, 4. sida su'aalaha adag loo maareeyo 5. xirfadda ah inaad muujiso daacadnimo iyo in shaqadu tahay passion kaaga ama waxyaabaha aad jeceshahay inaad ka shaqayso. 6. hab dhagaysiga iyo jawaab celinta wanaagsan inta interview ga aad ku dhex jirto 7. soo xiritaanka interview ga ama gabagabadiisa sidaad u dhaqmi lahayd.

Module 8: after the interview
cutubkaan waxa'aad ku baran doontaa sida loo diro thank you email, sida loo maareeyo diidmada, sida loo maareeyo wakhtiga sugitaanka, sida offer ka ama mishaarka laguu soo bandhigay looga niqaasho ama looga xaajoodo

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet