procurement officer

About Course
Sharaxaadda Koorsada: (Procurement Officer) coming soon june 2025.
Koorsadan waxay baraysaa xirfadaha lagama maarmaanka u ah qofka ka shaqeynaya iibsiga iyo qandaraasyada hay’adaha ama shirkadaha. Waxaa lagu bartaa sida loo qorsheeyo, loo fuliyo, loona kormeero habka wax iibsiga si hufan, daahfuran, iyo waafaqsan sharciga.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet