software engineering

About Course
Sharaxaadda Koorsada: software engineering ( coming soon June 2025)
Koorsadan waxay diiradda saaraysaa barashada naqshadeynta, dhismaha, horumarinta, iyo tijaabinta software-yo tayo sare leh. Ardaygu wuxuu baran doonaa xirfadaha aasaasiga ah ee barnaamij sameynta, qaabeynta nidaamyada kombiyuutarka, iyo maaraynta mashaariicda software-ka iyadoo la adeegsanayo farsamooyin iyo habab casri ah.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet