Stress Management Course

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

course-adaan waxa’ay ka koobantahay shan module, waxa’aad ku baran doontaa fahamka stress-ku waxa’uu yahay astaamihiisa, saamaynta uu ku leeyahay caafimaadka physical iyo mentally labadaba, sida la isaga daweeyo, sida loo dhisto adkaysi lagaga hortagi karo xanuunka stresska iyo sida loo maareeyo stress ka shaqada.

What Will You Learn?

  • waxa'aad baran doontaa fahamka stress-ku waxa'uu yahay, qaybihiisa, astaamihiisa, saamaynta uu ku leeyahay caafimaadka physical iyo mentally labadaba, sida la isaga daweeyo, sida loo dhisto adkaysi lagaga hortagi karo xanuunka stresska iyo sida loo maareeyo stress ka shaqada.

Course Content

Module 1. Introduction to stress
Module-kaan waxa ku baran doontaa lesson-one ka , Definition of stress acute, chronic and episodic, Two classification of stress Lesson 2 C) causes of stress Lesson 3 D) stress responses mechanism E) Recognizing stress symptoms

  • Lesson 1 introduction of stress
  • lesson 2 causes of stress
  • Lesson 3 Stress responses mechanism and stress symptoms

Module 2. The effect of stress on health
Module-kaan waxaa ku baran doontaa, sida stress ku u saameeyo caafimaadka physical iyo mentelly labadaba

Module 3. Stress management strategies
module-kaan waxaad ku baran doontaa siyaabaha loo maareeyo oo loo daweeye stress-ka waxaana ka mid ah CBT therapy, exposure therapy, MBCT therapy, DBR Techniques.

Building Resilience
module- kaan waxaa ku baran doontaa fahamka Resilience, resilience strategy iyo sida loo dhiso Adkaysigaaga kuu gaarka ah ood isaga maarayso stress, ka.

Module 5. Stress management at work
module-kaan waxaa ku baran doontaa fahamka stress ka shaqada waxa'uu yahay, waxa sababa stress ka shaqada, astaamaha stress ka shaqada, saamaynta stress ka shaqada qofka shaqaalaha ah iyo kan shaqada lehba, siyaasdaha lagu maareeyo stress ka shaqada labada dhanba.

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet